Madaxweyne Farmaajo oo Dalacsiiyay ku dhawaad 200 Sargaal (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay 174 -sargaal oo katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya. Saraakiishan uu dalacsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in ay isugu jiraan kuwa qabiil ahaan loo dalacsiiyay, kuwa muteestay dalacsiinta iyo sidoo kale kuwa kale oo qeyb ka ah ololaha doorashada. Sida aan xogta ku helnay … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Dalacsiiyay ku dhawaad 200 Sargaal (Akhriso Magacyada)